News

Pressure is mounting on the Puntland State Government to engage with the Federal Government of Somalia and commit to ...
Nairobi (PP News Desk) — The Ministry of Foreign and Diaspora Affairs of Kenya has reiterated its recognition of the Federal ...
Your editorial on the Puntland Constitution touches on several aspects of the political apathy that characterises Puntland as ...
Mileeshiyaad gadoodsan ayaa saaka qabsaday xarunta Dowladda hoose ee degmada Galdogob, kaddib markii xilka qaadis lagu sameeyay Agaasimihii Arrimaha bulshada Dowladda hoose ee Galdogob.
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Sheekh Cali (Jifo-jabsade), oo xalay hadal ka jeediyay Kulan lagu qabtay magaalada Galkacyo ayaa shaaciyay in dowladda Puntland fasaxday Mashruucii ...
In a small mosque in south Mogadishu, a group of politicians opposing Somalia’s incumbent President,… Sii akhri ...
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebiley ayaa saaka si rasmi ah Garoowe uga daah-furay Imtixaankii shahaadiga ahaa, oo ay sanadkaan u fariisteen 23,768 oo arday ah.
Xiisad ku salaysan xuduud gobol ayaa ka dhex aloosan Puntland iyo SSC-khaatumo, kaddib markii ciidanka Booliska Khaatumo ay shalay galeen degmada Shaxda oo ka tirsan gobolka Karkaar ee Puntland, ...
Heshiis nabadeed oo lagu xalliyay dhacdo ka dhalatay dilkii Marxuum Maxamuud Jaamac Cabdi Warsame ayaa ka dhacay degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug, kadib dadaallo is-daba joog ah oo ay sameeyeen ...
Xiisadda siyaasadeed ee Puntland iyo SSC-khaatumo ayaa ka sii dartay kaddib markii ay saaka hadallo kulul is dhaafsadeen mas’uuliyiinta labada dhinac. Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan ...